Guddoomiye cusub oo loo magacaabay gobolka Shabeellaha hoose (Akhriso)

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Guddoomiye cusub Gobolka Shabeellaha hoose Wareegto ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa waxaa Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Shabeellaha Hoose loogu magacaabay Ibrahim Aadan Najax, kaasoo bedelaya Guddoomiyihii hore ee Gobolkaasi Maxamed Ibraahim Barre. Najax oo ka mid ahaa xubnihii sida weyn ugu dhowaa Madaxweynihii … Continue reading Guddoomiye cusub oo loo magacaabay gobolka Shabeellaha hoose (Akhriso)